War Murtiyeed :Shirweynaha Soo-bandhigidda iyo Xaqiijinta Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran (Sawirro)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn u soo dhaweynayaan Soo-bandhigidda iyo Xaqiijinta xogta Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran (HDQ) oo hal-ku-dheggiisu ahaa “AAN DUUGNO COLAADDA, OO NABADDA BEERNO!” oo si habsami leh u qabsoomay intii u dhexaysay 19 ilaa 21ka February. Laga soo bilaabo bartamihii sannadkii 2017, waxay … Continue reading War Murtiyeed :Shirweynaha Soo-bandhigidda iyo Xaqiijinta Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran (Sawirro)